Nin 800 KM gadaal gadaal u soconaya iyo Sababta Ku kaliftay (Daawo Sawirro)

Nin u dhashay dalka Induniisiya ayaa soo jiidanaya indhaha warbaahinta kaddib markii uu qaaday tallaab hor leh oo uu ku badbaadinayo degaankiisa. Medi Bastoni, oo 43 jir ah, ayaa socod lugta ah oo gadaal-gadaal u socosho ah wuxuu kaga soo tagay Bariga Java. Wuxuuna doonaya inuu ku yimaado caasimadda Jakarta si uu ula kulmo Madaxweynaha. … Continue reading Nin 800 KM gadaal gadaal u soconaya iyo Sababta Ku kaliftay (Daawo Sawirro)